U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ufo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf USubg UF3 xar
1

Dabaysha roobka ka soo horreysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhalinyaradii UFO ee Maxamed ka mid ahaa, markii la xukumay ka dib waxa lagu guray xabsigii la odhan jirey Labaatan-jirow oo ku yaalay duleedka Muqdisho oo ahayd xaruntii dawladdii Siyaad Barre, halkaas oo ay beerka u jiifeen inka badan 7 sannadood.

”
“

Ururkii UFO waxa uu bilaabay dhaqdhaqaaqyo samafal oo la xidhiidha adeegyada aasaasiga ah ee bulshada, sida caafimaadka, waxbarashada IWM.

”
“

Inamadii UFO horaantii sannadkii 1981-kii ayaa la taagay maxkamaddii bad-baadada ee taliskii Siyaad Barre, iyaga oo ku eedaysan inay sameeyeen urur qaran dumis ah, waxaana eedayntooda loo cuskaday qoddobadii dilalka ee xeerarkii maxkamaddaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

U · UF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ufo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD