U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tag1

Magac Lab/Dheddig
Xaraf TSubg TA3 xar
1

Guur.

2

Nasiib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Waxaannu ugu soo sinnay xitaa ha lagu dilee tag waddan baad samaynaysaaye,” ayuu raaciyey Fu’aad.

”
“

Kadib wax yar ayuu fakaray Imaamkii waxa uuna ku yiri Tag oo Salaatu'layl Tuko ilaa Salaada Subax laga Adaamayo, insha allaah waad heli doontaa lacagtaada halka aad ku qarsatay.

”
“

Wuxuu igu yidhi wiilkaygayow, wallaahi garan maayo ruux diinta u haysta sida aan annaga u haysanno marka laga reebo nin ku nool magaallada Nissiibiin (magaallo ku taala Shaam) ee ninkaas u tag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD