U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sol

Fal Gudbe (1)
Naxwe-olay, -oshay
Xaraf SSubg SO3 xar
1

Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn.

2

Biyo ku harraad-belid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dugarry oo 30 jir ah, wuxuu sheegay garyaqaankiisa u hadla Philippe Sol in aanay weli wada hadalo u bilaaban Kooxaha u gacan haadiyay inuu u soo wareego Dugarry.

”
β€œ

Tony Adams iyo Lee Dixon oo ahaa halbowlaha difaaca ayaa kooxda ka gaboobay, kaalmahoodiina waxaa daboolaya Martin Keown iyo Sol Campell.

”
β€œ

Sol, Sanag & Ceyn oo intooda badan doorasho ka dhicin Wararka naga soo gaaraya degaanka Kalabeyr oo 30km u jirta magalada Laascaano ayaa waxaa ku dhintey madaxii doorashada Somaliland kadib markii ay dagaal la galeen dadka degaanka oo diidan codbixintaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-olay, -oshay

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD