U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sokor

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SO5 xar
1

Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xigeen 3) 3-Yuusuf C/raxmaan Imaanow Xoghaye Gudoomiyaha Golahaani Abuukar Xaaji Aweys (Aba Sokor) iyo Xoghaya Guud Dr.

”
β€œ

Gargaarkan oo isugu jiray: masago, bur, sokor iyo saliid ayaa waxaa qoys walba la siiyay: 50-kg oo masago ah, 25-kg oo bur ah, laba caag oo saliid ah iyo 10-kg oo sokor ah.

”
β€œ

Markabkan o ka diiwaan gashan Dalka Urdun ayaa waday ilaa afar kun oo tan oo sokor ah, taas oo ay ku deeqday Dowladda Denmark.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sokor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD