U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siminaar

Magac Lab
Naxwe-ryo, m.dh
Xaraf SSubg SI8 xar
1

Tababar muddo gaaban socda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mudanayaasha hanjabay ayaa waxay tiradoodu ahayd 50 xubnood oo isugu jiray guddiga doorashooyinka oo siminaar ay Qarammada Midoobay qabanqaabisay kaga qaybgeli lahaa Magaalada Nairobi ee xarunta Kenya iyo kuwo u socday howlo caafimaad.

”
“

Afhayeenka Al Shabaab Shiiq Cali Maxamuud Raage oo maanta ka hadlayey munaasaba xiritaanka Siminaar baryahan uga socday Odayaal Dhaqameed hotelka Ramadaan ayaa sheegay in dowlada KMG Somalia ay dalka keentay hey'ado cusub oo argagixiso ah.

”
“

Afhayeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Saxafiyin Soomaaliyeed oo Maanta kawada qeyb galay Siminaar ay soo diyaariyeen Golaha Saxafiyiinta Qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ryo, m.dh

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siminaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD