U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiiq

Fal Magu (1)
Naxwe-qay, -qday
Xaraf SHSubg SHI5 xar
1

Xumbo hoos u dhicid.

2

Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shiiq Aadan Madoobe ayaa sheegay in Wasiirada wasaaradahaas laga doonayaa in wax laga weydiiyo xaaladaha dalka ka jira.

”
“

Godoomiyaha Gololaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiiq Aadan Madoobe oo sheegay in ay Ansixin doonaan heshiis kasta nabadeed oo xukuumada KMG lagaarto kooxaha Mucaaradka ku ah dowlada.

”
“

Waxaa mar kale dib loo doortay inuu gobalka Gudoomiye ka noqdo Xuseen Shiiq Cabdi Ismaaciil oo ahaa Gudoomiyihii hore ee gobalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-qay, -qday

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiiq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD