U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sidkan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SI6 xar
1

Wax la sidkay ahaansho (hal geel).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haa, waase laba shay oo isku sidkan, isku lammaan, isku qurxoon, isku habboon.

”
“

Laba kursi oo isku sidkan baannu salka la helnay.

”
“

Waxaan ka dareemayaa sida ay iskugu sidkan yihiin, waayo way adag tahay aragtida laba is qaba oo sidaa iskugu dhololaya, ama isku jeceli.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sidkan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD