U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaafi

Fal Gudbe (1)
Naxwe-iyay, -iday; -iyi
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).

2

Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nux iyo Mudane Shaafi Jama (Xagar ).

”
“

Xildhibaanka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabaa Shariif Shaafi Rooble, waxaana dhimashadiisa saxaafada u xaqiijisay Wasiirka horumarinta reer miyiga iyo ilaalinta duurjoogta Xildhibaanad Qadiijo Max'ed Diiriye.

”
“

Su’aalahaas iyo kuwo kaleba oo ay dadku qabaan, weli looma hayo jawaabo shaafi ah, taasoo sabab u ah shakiga iyo muranka weli ka taagan siday wax u dhaceen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-iyay, -iday; -iyi

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaafi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD