U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sarab1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxa kale oo uu sheegay in laamihiisa oo sarab noqda laga sameeyo ulaha xaragada (bakooradaha).

”
“

Waxay garaacaanba barqo dheer ayay isku xidheen xidhmooyin Sarab u eg.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sarab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD