U gudub nuxurka bogga
SABAAD

safri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Badeeco meel fog u iibgeyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaad xaq u leedahay in aad dalka gudihiisa ku dhex safri kartid iyo haddii aad doontid na ka bixi kartid dalka.

”
“

Daqiiqaddii 27aad ayuu saddexeeyay goolasha ay dhalisay Morocco ciyaaryahankooda Yousuf Safri.

”
“

Arsenal waxay u safri doontaa Wales si ay ula soo ciyaarto kooxda Cardiff oo ay isku aadeen wareega afaraad ee koobka FA maalinta Axadda ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
safri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD