U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saabuun

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-nno, m.dhKimisteri
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Iskudhisyada naatriyam ama kaaliyam ay la sameeyaan nooc asiidhada orgaanikada ah; kuwaas oo badanaaba lagu isticmaalo in ay hagaajiso astaanta dhiqidda ee biyaha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, waxay dadkii munaasibadda ka soo qayb-galay soo booqdeen Warshad samaysan Saabuun adag ee dharka oo ka mid ah Mashaariicda ay HAVAYOCO wado, waxayna Warshadaasi ku taallaa dhinaca Xaafadaha Waqooyi ee magaalada Hargeysa.

”
“

Hooyo iyo aabe, ku dhaq gacmahaaga biyo, saabuun ama danbas cuntada ka hor, kadib isticmaalka musqusha iyo nadaafada caruurta.

”
“

Waxay odhan jireen, “SNM sidii xabad saabuun ah oo qoyan oo aanu is-leenahay ka buuxsada ayay nagu noqotay,” saabuun qoyanna ka buuxsan kari maysid, waayo jabhadihii kale ee Soomaalida ahaa, iyagaa toos u xukumi jiray, SNM mooyaane.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saabuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD