U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qubo1

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QU4 xar
1

Xamaarato badda ku nool oo diinka la bah ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aniga oo an la iiga baran in aan gabay tiriyo, ayaan hadana is haysan kari waayey oo in aan guuxo amba doobiyo, oo an xunbada qubo sidii awr doob baranaaya, ayaan wax soo daadshey ee bal ila eega.

”
“

Inaan dagaal ku galo oo dhiig ku qubo, ayaan ku dhaartay".

”
“

Duruuftu may odhan ee aqoon la'aanta ayaa sidaa wax tidhi oo qayrkay iga reebtay idinka idinka reebtay, iga dhigtay meel qashinka lagu qubo, idinkuna dhiiga aad ku qubtaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qubo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD