U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaaje

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan.

2

Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Midabada Fardaha waxa ka mid ah, Caynab (Madaw), Qaaje (Cadaan), Xamar (Casaan) iyo Baroor (Dameeri ama Bool).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaaje - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD