U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nuug

Fal Gudbe (1)
Naxwe-gay, -gtay
Xaraf NSubg NU4 xar
1

Caano naas ka jaqid.

2

Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka.

3

Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Maxamuud Gaax-nuug, Hargeysa.

”
“

Dabayl Nuug, isagoo hadalkiisii wata ayuu raaciyey, hadal kuuma dhammayn karee waxaan ka soo shiraacday Liibiya anoo badda soo dhanbalay.

”
“

Siciid Axmed Gaax-nuug oo ka tirsan hayadda PENHA.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-gay, -gtay

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nuug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD