U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meelgaar1

Magac Lab
Xaraf MSubg ME8 xar
1

.kh M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shir lagu qabtay Jabuuti Juulaay 1991kii, waxaa madaxweynaha ku meelgaar ah loo magacaabay Cali Mahdi Maxamed.

”
“

Bishii June 2005tii, dowlada waxa ay xarun ku meelgaar ah ka dhigatay magalaada Jowhar.

”
“

Maajo 2003dii waxaa xilkii madaxweynanimada Puntland si ku meelgaar ah loogu wareejiyay Mohammed Abdi Hashi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meelgaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD