U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxaabiis

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ragaani ay yihiin maxaabiis la soo qabtay iyagoo damacsanaa inay weerar ku soo qaadaan ciidamo ka tirsan maamulka Puntland islamar ahaantaana ay maamulka soomaliland u soo dirtay in ay gobalka Mudug ka sameeyaan colaad.

”
“

Kacdoon dadweyne, kalhore oo xukun degdeg ah lagu soo rogey iyo is-afgarad maxaabiis siyaasaddeed oo mucaarad muddo dheer xirnaa ay ka mid ahaayeen ayaa xabsiga laga sii daayey.

”
“

Raxan muqlaysan ayaa dharaar cad u dhacday xabsiga dhexe ee Garowe, iilkana u hoyay maxaabiis maxkamad sug ah bartamaha Garowe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxaabiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD