U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mastarad

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA8 xar
La Mid AhmasdaradMagac Dheddig
1

Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxa uu sitay gal weyn oo xaashiyo iyo mastarad iyo jeeso ugu jireen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mastarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD