U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mahiigaan

Magac Lab
Naxweroob iyo col
Xaraf MSubg MA9 xar
1

.kh M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Roobab mahiigaan ahaa ee ka da'ay magalada Garowe ayaa wararka ka imaanaya degaanada ku yaala Howdka iyo Nugaasha sheegayaan inuu gaarsiisan.

”
“

Wararka naga soo gaaraya sidoo kale degmada Dangorayo ayaa iyaguna sheegaya in Roobab mahiigaan ah halkaad ka da'een.

”
“

Lammaanahani waxay maallin kasta u dalxiis tegi jireen kaymaha kala geddisan ee ay ku nool yihiin makhluuqaadka Alle ee kala geddisan dhulka xareedi wadhan tahay, raxmaadkuna maansheeyey oo aan hadh iyo habeen tiix amma mahiigaan ka kala qaadin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

roob iyo col

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mahiigaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD