U gudub nuxurka bogga
SABAAD

luubaan

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LU7 xar
1

Xabag ka baxda geedaha xijiga ah oo udgoon, la shito; mayddi, foox.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Uunsi ama luubaan waa wax carfaayo oo lagu shido guryaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L Β· LU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
luubaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD