U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lingaxan

Fal Magu (4)
Naxwe-xnaa, -xnayd
Xaraf LSubg LI8 xar
La Mid AhningaxanFal Magu (4)
1

Haan wax la ningaxay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markay gudoomiyaha, hawlwadeenadda iyo wakiiladu hubiyaan inay saxaraddu lingaxan yihiin oo aan la furin, waa inuu furo saxarada oo ka soo saaro qalabka ku jira oo hubiyaa.

”
“

Marka xafiiska doorashada ee degmada lagu wareejinayo baqshadaha waa in la hubiyo inay lingaxan yihiin oo aan la furin lana farafarayn.

”
“

Markay wada jir u hubiyaan in baqshadahu lingaxan yihiin oo aan hore loo furin, waa inuu furaa baqshaddda ay ku jirto shaambaddu oo hubiyaa in lambarka shaambaddu ku yaal qoraaladda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-xnaa, -xnayd

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lingaxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD