U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leben

Magac Lab
Xaraf LSubg LE5 xar
1

Dhoobo si gaar ah loo dubo oo qaabab badan loo yeelyeelo oo sida dhagaxa wax lagu dhiso.

2

Caano.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Xabbad leben ah xadhig ku xidh dabadeedna kor u qaad oo miiska korkiisa la sin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leben - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD