U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laabo

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf LSubg LA5 xar
1

(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.

2

(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baydhabo: Xildhibaan Xaabsade oo lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay qabsashada Al-Shabaab ee Baydhabo (29. Januar 2009 - APL) Xildhibaan Xaabsade oo lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay qabsashada Al-Shabaab ee Baydhabo Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.

”
“

Shariif oo la wareegay Jowhar" Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.

”
“

Hadii ALLE idmo wixii kulamadaas ka soo baxa kala soco AllPuntland Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD