U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaalay

Fal Falgal
Naxwekaalaya, w
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Agtayda imow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadaba u kaalay meelihii ay xukumi jirtay Dawladda zaylac ee somaliyeed iyo imaaradaha hoos imaan jiray.

”
“

Shalaayto waa xaaraan dadkaaga soo raac oo ha ka harin halgankan lagu jiro iyo fursadda qaaliga ah ee la gaaray maantay kaalay oo ka faa’idayso.

”
“

Colaad: Oo kaalay miyaad raali ka tahay in la gubo calanka Erateriya, kan Itoobiyana ka babado Muqdisho, taasi waxaan ka xignaa dagaal ilaa Itoobiya naga baxdo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Falgal (f.a)

Isrogrog

kaalaya, w

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaalay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD