U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jumlo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JU5 xar
La Mid Ahjimlo1Magac Dheddig
1

Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Daahir salaad oo ku hadlay magaca ganacsatada hirgelisay suuqan ayaa sheegay in suuqu yahay mid loogu talogalay in dadkii Bakaaraha u aadi jiray dukaameysiga ay ka heli karaan waxyaabaha ay u baahan yihiin oo Jumlo iyo Tafaariiq ah.

”
“

"Xarumaha la xiray waxay kor u dhaafayaan 10-xarumood, waxaana shaqaalihii ka shaqeynayay lagu xukumay inay xiraan goobahaas, ayna bukaanada ku xiran ay dawooyinka u siiyaan si jumlo-jumlo ah" ayuu GO u sheegay goobjooge ku sugan Baydhabo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jumlo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD