U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jihad

Magac Lab
Xaraf JSubg JI5 xar
La Mid AhjahashoMagac Fal
1

.dh jaho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ururada Xamaas iyo Islamic Jihad oo ugu wayn dhaqdhaaqyada hubaysan ee Falastiiniyiinta, ayaa caddaadis caalami ah oo xoog leh lagu saaray in ay joojiyaan weerarada ay ku qaadaan rayidka Israel si loo sii wado qorshaha nabadda ee Maraykanku taageerayo.

”
“

Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Libya Muammar Gaddafi, oo ku baaqy in dagaal Jihad ah lagu qaado waddanka Switzerland.

”
“

Intii Gaalnimada ku adkaysatay ee diiday inay u dhego raariciyaan xaqa, Rasuulku waxa uu ku qaaday jihad naf iyo maalba leh, kaas oo ay ku gacan-siinayeen kolba dadka intii rumaysay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jihad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD