U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jac

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA3 xar
1

Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan.

2

Ceeb aad u weyn.

3

Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Horta buuggu afar qaybood ayuu u kala baxayaa oo kala ah: Silsilad-maanseedda Deelleey- saadaal dhab ah Maansada Dhulgariir- mushkilladda isir-sooca; Maansada Mayaldheer - shaabuug jac kulul bay sidataa ee nin walowba korkaaga ka eeg.

”
β€œ

Jante iyo markii lagu fur-furey jac iyo baaruuda, Joornaalada oo idil markii lagu jareexeeyey.

”
β€œ

Ma Najiib iyo Jaamac oo midkoodna waday gaadhiga, ka kalena fadhiyay kursiga hore ee shidhka gaadhiga ayaa is-eegay, iyaga oo fahmay in Cali jac weyn kaga soo dhacday xaggii Canab.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD