U gudub nuxurka bogga
SABAAD

istaadiyo

Magac Dheddig
Naxwe-yayaal, m.l
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Fagaaro loo habeeyey in lagu qabto tartamada ciyaaraha.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sanadkii 1974 ayay Dawladda Shiinaha dhistey Istaadiyo Muqdisho.

”
β€œ

Sidoo kale kooxa ka yimaada Ururka Carabta ayaa lagu martigelin jirey Istaadiyo Muqdisho.

”
β€œ

Waxaa uu ka dhacayaa intiisa badan Isgoyka Sinai ee waddada MAxamuud Xarbi ilaa iyo Istaadiyo Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-yayaal, m.l

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
istaadiyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD