U gudub nuxurka bogga
SABAAD

intee

Erey Weyddiimeed
Xaraf ISubg IN5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intee jeer baan u sheegay rneeshani in ay tahay uun god aan ku yara gabbado marka aan ka baqo in aan ku waasho camalla’aanta, seegseegnirnada iyo go’doonka aan ku jiro oo aanan hare ugu baran.

”
“

Intee jiil ayaa waqtigoodii lala lumiyey oo lagu gabood falay.

”
“

Intee in le’eg ayuu qaataa nidaamka baxnaaninta xirfadda shaqadu?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
intee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD