U gudub nuxurka bogga
SABAAD

insaym

Magac Lab
Naxwe-myo, m.dhBaayoloji
Xaraf ISubg IN6 xar
1

Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-myo, m.dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
insaym - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD