U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ictiraaf1

Magac Lab
Xaraf ISubg IC8 xar
1

Aqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas oon meel kale taariikhda casriga aan ka dhicin’waliba inagoo ku nool xili dhaqaalaha dunidu gaabis galay ( Recession)’ayna inoo dheertay ictiraaf la’aan iyo inagoon weli si dhab ah uga soo doogin burburkii iyo dagaalkii xorreynta dalka.

”
“

Dhinac kale, haddii aynu ka eegno safarradaasi madaxweynuhu ku gaalaabixiyay dunida daafaheedu qaarkood waxayba noqdeen kuwo ujeeddadoodu si cad uga horimanaya ictiraaf-raadinta Somaliland ee inta badan xukuumaddu ku af-goobaadsato.

”
“

- Waa in adiga iyo dawladaaduba Awooda saartaan sidii wadankan Ictiraaf ugu raadin lahaydeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IC

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ictiraaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD