U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hufi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HU4 xar
1

Dab babbin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Go’aanaddii ay soo saareen waxaa ku jiray khaladaado ay qaar ku tilmaameen mid madbaciya, iyo dheeraad, taasoo runtii ahayd mid si fudud loo hufi karayey.

”
“

Waa ilduuf, waana inta Maxamed ama hubiye (proofreader) hufi kari lahaa, laakiin soo raacday buugga!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hufi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD