U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf HSubg HO4 xar
1

Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Duunyada kaleetiyo, haddii geel dar lagu horo.

”
“

Mulki laguma soo horo, ceel haddaan maaxda lagu dayne.

”
“

Beeraha Somaliya ugu wax soo saarka badanni waa HORO-HAADLAY.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD