U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hiif1

Magac Lab
Xaraf HSubg HI4 xar
1

Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wuxuu kaloo ahaa gabyaa dhiirran oo kolba wixii ay la noqoto soo if-bixiya, isaga oo aan dan ka gelin, hiif iyo hagardaamo, wixii ay u keeni karayso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hiif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD