U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hareereysan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf HSubg HA11 xar
1

Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-shabaab iyo Xisbul Islam oo dagaal kula jira DF ayaa waxay ka taliyaan gobolada dalka intooda badan, halka ay DF ka taliso degmooyin yar oo ku yaala Muqdsiho, waxaana Villa Somalia ku hareereysan xoogaga Islaamiyiinta ah.

”
“

Degaamada Eyl ku hareereysan ayaa waxaa ka socda dhaqdhaqaqyo ciidan oo xoogan iyada oo cabsi laga qabo isku dhacyo halkaas ku dhexmara ciidamada tageraya burcad badeedka iyo ciidamada Ina Xaaji Aadan.

”
“

Sarkaal isna u hadlay dowlada Burundi, ayaa sheegay inay ka go'an tahay inay sii joogaan ciidankooda Muqdisho, ayna ka hortagaan khataraha ku hareereysan DF iyo shacabka Somalida ee ku nool Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hareereysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD