U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hammi1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.

2

Niyad, laab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu ahaa nin hammi sare leh, ku hawlan, naftiisana u huray horumarka mujtamaca.

”
“

Kevin Scannel waxay ku timid markii aan ka war helay in aan aniga iyo asagaba wada qabnay hammi ah in aan u sameyno hingaad-saxe afafka aan ugu hadlo sida afkeena hooyo.

”
“

Halkaa waxaan ka sii korodhsaday huq iyo hammi hor leh”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hammi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD