U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halaag1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Baaba'; le'asho. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gibilka ayaa I dubaaxiyey, kolkaas ayaan tixdan gaaban oo aan 8 sano ka hor tiriyay aan dib u xusuustay oo aan idhi wallee inta aynaan masiibadaas xoorin Soomaali iyo halaag isa seegi maayaan.

”
“

Bulsho halaag dagaal ka soo baxdey waxay u baahantahay in la baanto.

”
“

Inkastoo ay adag tahay inaan si fudud uga jawaabo su´aashaa iyo inta dhibkan baaxaddiisu le´eg tahay ayaa waxaa beryahan soo badanaya tahriib iyo dhoof u hanqaltaagga ay ka sokayso dhib iyo halaag lagala kulmo dhimasho aan tiro lagu soo koobi karin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD