U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habaaran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf HSubg HA8 xar
1

Wax habaar ku dhacay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaannu noqonnay wax iska nool oo sida xayawaanka waxna cuna waxna caba; waxaanu noqonnay wax habaaran oo wuxuu rababa sameeya.

”
“

Waa qoys habaaran ama ku dhaqan duni habaaran.

”
“

Waa in loogu dayriyaa duulkan habaaran sida ugu degdegta badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD