U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guumeys1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU7 xar
1

Nin da' weyn oo aan weli guursan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Markii ay sharqantu degtay, waxa daaqaddii fasalka ku soo degay shimbir guumeys ah.

”
“

Waxaa degen Guumeys Ciidan S/land ah kaasoo awood u leh safaynta budhcadda iyo Jid-gooyadda waxaa kaloo jira ciidamo jooga Laas-caanood oo leh milatari iyo boolis labadaba kaas oo la odhan karo dhib mooyee dalka dheef uma laha waayo?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guumeys - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD