U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garraar

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm.

2

Dagta laga xirto guntiino iwm.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Guxushaa cirrooboo caqliga, gaban la boodaaya Iyo doob garraar soo xirtoo, gacan ka laafyooni Bal geddaasna anigaa arkee, sheeg haddaad garato?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garraar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD