U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garow1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Badar aan aad u bislaan.

3

Miro aan aad u bislaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa ka muuqda diyaar-garow ay dheer yihiin dhammaan kooxaha kale ee tartankan.

”
“

Waxaa bilowday qaban-qaabo iyo diyaar-garow la xiriiray u-guuridda Xaafaddii cusbayd.

”
“

Ahmadou ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda sare ee dowladda Puntland iyada oo aad looga dareemayo xarunta madaxtooyada Garowe diyaar garow arinkaas la xiriira.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD