U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furdaamin

Magac Fal
Xaraf FSubg FU9 xar
1

.dh furdaami.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aafooyin si sahlan lagu furdaamin karay, ayaa faraha ka baxay, meel xunna ku gabaabsiyey.

”
“

Dibeddana wuu ka diiwaan-gashan yahay oo waa dhif iyo naadir maxfal laysugu yimaaddo oo lagaga hadlayo mushkiladda Soomaaliya sidii loo furdaamin lahaa aan laga marti qaadini.

”
“

Waa markii ugu horaysay ee bulshada caalamku Somaliland siiso fursad ay fagaaro caalami ah kaga hadasho horumarkeeda xagga siyaasadda iyo nabadgelyada, fikirna ka dhiibato arrimaha soomaliya sidii loo furdaamin lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furdaamin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD