U gudub nuxurka bogga
SABAAD

foogan

Fal Magu (4)
Naxwe-gnaa, -gnayd
Xaraf FSubg FO6 xar
1

Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Labada ninka waxaa lagu tilmaamaa kuwo aan wax-qabad lahayn oo danahooda u gaarka ah ku foogan, mana jirto wax-qabad muuqda oo ay Afrika u qabteen muddada dheer ee ay xilka ahayeen.

”
“

Ma aha mid curad ah oo waan uga baranay in haweenku ay wanaagga iyo samafalka u dabacsan yihiin, in ay dhisaan wixii rag dumiyey, fuliyaan hawshii rag ka seexday, oo ay hawl u heelanaadaan inta raggu hadal iyo huuhaa ku foogan yihiin.

”
“

Waxa kale oo WardheerNews.com muujisay shantii sannadood ee jiritaankeeda aqoon iyo xeel-dheeri la falgashan hawadinta hawsha ay ku foogan yihiin hawl-wadeennadeedu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-gnaa, -gnayd

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
foogan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD