U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiirin

Magac Fal
Xaraf FSubg FI6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana ku gabagabayn lahaa inaan mar walba fiirin kaliya wiilka gaajaysan ee dhagaxa loosoo dhiibay, laakin aan fiirino wiilka iyo ninka wayn ee wiilka dhagaxa usoo dhiibay, anagoo isla mar ahaantaana tabarteena ka talaabsanayn, Rabbina tala saaranayna.

”
“

Su’aashaan isweydiiya, hadii masuul iyo shacab, la maamule iyo maamul ay ka fikiraan dantooda gaar ah oo aanan la fiirin danta caamka ah xaalku side ayuu noqon karaa?

”
“

Waxaan fiir fiirin jirey hareeraheyga, geedaha, buuraha, cirka iyo cayayaanada yaryar ee dhulka ku dul socda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiirin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD