U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fayl1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf FSubg FA4 xar
1

Gal.

2

Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Boqolaal fayl oo badankoodu faasid yihiin ayaa iska buuxisa maskaxdiisa.

”
“

Labadii nin oo sita fayl weyn, ayaa xafiiskii soo galay, gabadhii xafiiska fadhiday oo mashquulsan, ayaa af ingiriisi kula hadashay oo ku tidhi mashquulbaan ahay ee maxaan idiin qabtaa.

”
“

Saddex daqiiqo kadib, ayay soo noqdeen guddidii farsamo, iyagoo sida fayl weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD