U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fan

Magac Lab
Xaraf FSubg FA3 xar
1

ld fąn . fąn m.l 1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka

Tusaale Dheeraad ah3

“

Feker qaranku uu ila qabiyo, fan iyo luuqday dheh.

”
“

Fanaanada ayaa waxaa lagu aasay shalay Magaalada Hargeysa oo ay ku geeriyootay, hadii Alle idmo waxaan idin soo gudbin doonaa Taariikheeda Fan iyo kan nolosheeda intaba hadii aan helno.

”
“

Ferdinand oo hadda ku maqan fasax ayay wararku sheegayaan inay u dhowdahay inuu kooxda ka fan-jeediyo marka uu fasaxa ka soo hoydo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

2

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD