U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duurjoog

Magac Dheddig
Naxwesaynis
Xaraf DSubg DU8 xar
1

ldcidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh.

2

Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan .

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Masku waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.

”
β€œ

Xayawaanka aan la dhaqanin ee khatarta ah waxaa loo yaqaanaa Duurjoog.

”
β€œ

Buti ( Af-Carabi : Ψ―Ψ¨ Af-Laatiin : ursus Af-Taliyaani : orso ingiriis : bear Amxaari : α‹΅α‰₯ ) waa xayawaan aad u wany oo duurjoog ah, taas oo ka mid ah xayawaanka naasleyda ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

saynis

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duurjoog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD