U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dusaa

Magac Lab
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Cuddaar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Meerayaasha qaar, sida Dusaa (Mercury) aad ayuu u kulul yahay maadaama qoraxda aad ugu dhow yahay.

”
“

Sideedaas Meere waxay kala yihiin Dusaa (Mercury) oo Qoraxda ugu dhow, Waxaraxir (Venus), Dhulka iyo meeraha Farraare (Mars).

”
“

Meerayaasha qaar, sida Dusaa ama Venus aad ayuu u kulul yahay maadaama qoraxda aad ugu dhow yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dusaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD