1
U d.: sabir yeelasho.
Tusaale Dheeraad ah3
“
"Degmada Galhareeri waxaa qabsaday ciidamo taabacsan Ahlusunna iyo Malleeshiyo deegaanka ah oo iskaashaday, ujeedaduna waxay ahayd inay dadka ku nool laga dulqaado dhibaato lagu hayay" ayuu yiri Macallin Faarax.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-aatay, -aadatay
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
