U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diyaan1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI6 xar
La Mid Ahdayaan1Magac Lab
1

Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.

2

Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diyaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD