U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dillaal1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI7 xar
1

ld dąllaal1

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Yaa mukhalas iyo dillaal ka ahaa ama hagay oo hogaamiyay dhallintaasi min Minneapolis illaa Muqdisho?

”
“

Haddaan dillaal diray degdeg baa gaadhigii layga iibsadey.

”
“

Hadday nafi kula soo dhaafto silicii saxaaraa waxaa kuu diyaara dillaal iyo dad iibsade kale oo isla Liibiya ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dillaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD